Interview with Deeqa Ahmed Gaydh (Hadhwanaag)

Radio Hadhwanaag oo Waraysi Layeshay Fanaanada Wayn ee Caanka ah ee reer Djibouti Deeqa Ahmed Gaydh oo kunool Magalada Ottawa ee Dalka Canada Waraysi qaade Wariyeha Caanka ah C/Qadir Husein Guuleed. Radio Hadhwanaag oo Waraysi Layeshay Fanaanada Wayn ee Caanka ah ee reer Djibouti Deeqa Ahmed Gaydh oo kunool Magalada Ottawa ee Dalka Canada Waraysi […]

Nimco Dareen Interview

Fanaanada Nimco Dareen oo hada socdaal ku Joogto wadanka Mareykanka ayaa wareysi waxaa la yeeshay Somali Tv Minisota, waxaana wareysigaan oo aad u xiiso badan ay kaga hadashay waayaheeda faneed iyo mustaqbalkeeda dhinaca fanka, sababihii ku kalifay in ay fanka ku soo biirto iyo sida ay iyadu isu aragto. Listen and Download Music from Nimco […]