Kooxda qayla dhaan iyo Habaynkii Columbus Ohio

Boqolaal Jaaliyada Soomaalida Gobolka Ohio iyo kuwo ka yimid gobolada qaar ayaa ka soo qayb galay xaflad si weyn loo soo agaasimay oo loo sameeyay Kooxda qaylo dhaan, waxaana xafladan, oo in badna oo jaaliyada kamid ahi ay ka so qayb galeen, lagu qabtay Hoolka weyn ee RAMADA isla magaalada Columbus ee dalka Maraykanka. Furitaankii […]