Nimco Dareen Interview

Fanaanada Nimco Dareen oo hada socdaal ku Joogto wadanka Mareykanka ayaa wareysi waxaa la yeeshay Somali Tv Minisota, waxaana wareysigaan oo aad u xiiso badan ay kaga hadashay waayaheeda faneed iyo mustaqbalkeeda dhinaca fanka, sababihii ku kalifay in ay fanka ku soo biirto iyo sida ay iyadu isu aragto. Listen and Download Music from Nimco […]