A small present from somali-music.com for your eid day! 7 songs about eid for you to listen to! You can download it too, just press the green arrow!
A small present from somali-music.com for your eid day! 7 songs about eid for you to listen to! You can download it too, just press the green arrow!
Please note, we don’t know who sung the 5th song, if you do please comment and let us all know! 🙂
Ciid wanaagsan dhamaantiin
Waa xusuus waayo waayo iyo berisamaadkii.
Waxaan codsanayaa haddii Hiiraan ama cidii kale oo ii heli karta hees la dhaho ” Ururka Caafimaadka” ee lagu furi jiray barnaamijka caafimaadka-radio Muqdisho, Soomaaliya.
Mahadsanidiin,
Dr. Ali
asc dhamaan asxaabta muslimiinta ah waxaa niileeyahay ciid wanaagsan walaalyaal by malaaq arsenal
asc dhamaan dadweynaha soomaaliyeed ee ku nool caalamka oo dhan ciidwanaagsan
ayaan idin leeyahay
ilaahay ciidaan ciideeda hanugu gaarsiiyo
bash bash iyo barwaaqo aamiin insha alaah
Walee wax badan baan xusuusan markaan dhegeysto heesahan ciida, yaraanteydii baan xusuusan!
walaal aad baan ugu faraxsanay inaan faxada ciida aan markale maqlo codadkii halaasiga ahaay ee maryan mursal iyo mohamed suleyman mahad balaaran ayaan markale u celinayaa bahda soomalia weyn aaciid wanaagsan ayaan markale idin leeyahay
Eid Mubarak , Ciid Wanaagsan Dhamaanteen : Waxan idinku casuunay Heesahan ciida Oo xasuus dheer Ku galin Doona . Wakhtiyadii Farxada Ciida Ee Noloshadii Hore .. Kusoo Dhawaada Dhamaantiin Ciid wanaagsan Baan idin Leenahay
Xalaf iyo Boramanews, Eid Mubarak. Aad baad u mahadsantihiin.
We have also found the name of the 5th song we did not know before thanks to Hamza who emailed us, it is by “Kooxda Xarbi (Djibouti)”.
THX 4 DA POST MY SONG :-)) REMIX BADAN ANSO WADA LOLZ GOOD WORK SOMALI MUISC IYO SHAQALAHEEDA
Waad ku mahadsantiin heesahan qiimaha le eed noo ogolaateen iin aannu dhegaysanno
waad mahad santiin……ciiiiiiiid mubaarak.
iid mubarak mulimita melkasta ad jogtaa
asc dhamaan ciid mubaarak ayaan idin leyahay somali meel kasta ey jogaan iyo dunida islaamka ciid mabruuk
marka hore bulshada soomaaliyed meelkasta oo ay joogaan waxan lee yahay ciid wanagsan mida xigta soomaalieey haloo duceeyo alkanagii in ilaahaynabad nooga dhigo heestan alla maanta walow aan hada wadaad ka noqday hadana runtii wxay isoo xasuusinaysaaa waayadii aan ku noolaa soomaaliya oo nabad ah
asc dhamaan ciid mubaarak ayaan idin leyahay somali meel kasta ey jogaan iyo dunida islaamka ciid mabruuk
CIID MUBAARAK,
AAD IYO AAD AYAAD UGU MAHADSAN TAHIIN HEESA AADKA U WANAAGSAN
ciid mubarak meelkasta oo aad joogtaan
hmmmmmmmmmmmmm Happy Eid all muslimiin(L)
ciid mubarak and ciid wanaagsan all
ciid wanaagsan guudahaan muslimiinta gaar ahaan soommaalida meel kasta ay aduunka ka joogaan
EID MUBAARAK DHAMAAN UMADA SOMALIYEED IYO BAHDA IDACDA SOMALIWEYN IYO DHAMAN SHAQALAHA IDACADA WAXAAN IDIN LEENAHY INAGULA CIID CIID WANAAGSAN KULI CAAM WANATUM BIKHEYR>>
u too sister
ciid wanaagsan guud ahan muslimka gaar ahan somalida meel kasta ad joogto.
asc /
dhamaan walaalaha islaamkoodhan ciid wanaagsan ayaan idiin jaraynayaa meelkasta oo aad joogtaa allaana mahadaasi iska leh mida labaad waxaa mahad naq ucilinayaa shabakada dadwaynaha u adeegta http://www.harowo.com iyo shaqaalaheeda sida wanaagsan waxwalba aan ugala socono ee xaqiiqda ka sheega waxwalba aad ayaan marlabaad iduunku mahadnaqayaa waxaanan idin leeyahay cid wanaagsan cafimaad qab ku ciida wabilaahi towfiiq.
ciid wanaagsan dhamaan muslimiinta meel kastey joogto
ciid mubaarka dhaman muslimiinta adunka gaar ahaan umada soomaaliyeed meel kasto oo ay joodan. waa heeso xusus badan wadankiini ilaahay nabad ha nooga dhigo.
ciit mubaarag dhamaan muslimiinta meesheey joogaan qaastan soomaali da
ciid mabarak dhamaan muslimiinta meeshaan joogaan gaar ahaan soomalida aad baan ugu farxaa markaan dhageysto heesahaan ciida mahadsanidiin
EID mubaarak kulicaam wantum biqeeyr all islamkodhan meelkasto joogaan farxadku ciida wadankeni allah nabad haynogudhigo amiin insha allah
waan calool xumaada markaan dhegeysto heesaha ciidaha iyo kuwa waddaniga ah saan ahaan jirnay iyo saan hadda nahay darteed allow wax wanaagsan noo soo yeeri oo murugta naga bi,ii aamiin aamiin aamiin ya rabbi.
dhamaan walaalaha soomaaliyeed oo muslimka waxaan ilaah kabaryayaa in uu ciida ceedeeda nagu gaarsiiyo farxad iyo reynreyn ayadoo soomaliyana ay kafiicantahay sida ay hada tahay. heesta way ahaataya maanta waxay isoo xasuusisay waayo waayo wadankeena oo nabad ah anaguna aan damaashaad kula ciidi jirnay waaladiinteena uyo asxaabteena.
eid mubarak dhamaan walalaha muslimiinta meel kasta oo aad joogtaan, ciida ciide ilahay cafimaad iyo bashbash iyo barwaaqo ha nagu gaadhsiiyo amiin….
ASALAAMU CALEEYKUM DHAMAAN SOMALI KU NOOLA CADUUNKA WAXAAN IDEN LEEYAHAYA CIID WCANAAGSAN SOMALIYEE WAXAAN IDIN LEEYAHAYA WADA NKEEN HOOYO HALOODUCEEYO INUU ILAAHA DHIBKAAN KA QAADO IMIIN IMIIN
Waad ku mahadsantahay heesa Ciida, waxaad i soo xasuusisay waayo waayo…..Keep up the good work.
Eid Mubarak to all my muslim brothers and sisters.
ciid wanaagsan all muslim around the world wish kheir
ciid mubaarka dhaman muslimiinta adunka gaar ahaan umada soomaaliyeed meel kasto oo ay joodan. kulucaam wantum biqeer.. inshallah….waa heeso xusus badan wadankiini ilaahay nabad ha nooga dhigo. Amiiiiiiiiiiiiiiiiin!!
asc /
dhamaan walaalaha islaamkoodhan ciid wanaagsan ayaan idiin jaraynayaa meelkasta oo aad joogtaa allaana mahadaasi iska leh mida labaad waxaa halkaan kasalamaa wabseedka iyo shaqalihiisa waxaana lee yahy ciid wanagsan dhamaan.
dhaman waxaan salamayaa musliminta dhan melwalba oo eey dunida kajogan iyo somalida asc ayaan leyahay waxaa farxadwey
jamiila
Eid wanagsan muslimiinta caalamka
kuciida nabad iyo baraae iyo damaashad wanaagsan , caruur iyo ciroolba aynu wada ciidno.
asc dhamaan umada somaliyeed meel oo aay jogaa waxaan dhambaal salaana umarinaa uma somaliyeed intaa kadib walal waxaan idi leyahay ciid mubarak kuli caam wa antum bilkhayr cidan teda kale ilaheey hanagu gaarsiyo bash bash iyo barwaaqo ok
ciid wanaagsan dhamaan umadda islaamka , gaar ahaan soomali oo dhan.
waxaan dhamaan hambalyo u dirayaan dhamaan ilmahayga oo kala jooga denmark& ingland, oo aan leeyahay ku ciid ciid wanaaagsan., dhamaan intii iga ranaysana sidaas iyo si la mid ah
by osman hashi
anigoo ah osm,an waxaan ka hadlayaa ciida wanaaqsan waan jaclahay dadkeyga iyo dalkeyga hooyo
dhamaan waa idiin salaamay waxaan idiinkugu hanbaliyeenaayaa maalinta ciida ciid wanaagsan dhamaan walaalaheega muslimiinta ah maanta maalinteeda allaha nawad nagu gaarsiiyo wadanmkeenana allaha noo nawadeeyo eropa waan ku dhibaatoonayee salamaad
woow waa xussu aan aan la ilaawi karin qofkakasta oo somalia ciid ku soo qaatay iyo qaranimadeene luntay ilaah ha inoo soo celiyo mid lagu badhaadho amiin waad mahad santihiin dhamaantiin waxaan idin leyahay maalmo badan oo ciida ilaah ha ina gadhsiyo amiin
hadba kii arinkeenaa ka kale aqbalaayaa ilahii ina siiyayay asagaa ku abaale
wexeey isoo xasuusidaa sidii sharafta leheed ee somalia ku nolaan jirtay may Allah bring back better good old days amiiiin aad baad ugu mahadsan tihiin heestan long life Maxamed suleeban iyo curiyaha iyo laxan saraha heesta
Kheyrto
Walaal, aad baad u mahadsantahay!
waxaa mahad iskaleh allaha waeyn ee xaqa lagu caabudo marka labaadna rasuulkeenii suubanaa marka sadexadna bahda somali weyn oo ay usugnaatay inay xusuusiso waayo waayo iyo waqti horay noosoomaray kaasoo ah heesaha ciida oo farxad nagu reebtay waxaana idin leeyahay kuli caam wa antum bikheyr
ciid wanaagsan dhamaan inta memberka ka ah halkan