Ciid Wanaagsan!

A small present from somali-music.com for your eid day! 7 songs about eid for you to listen to! You can download it too, just press the green arrow! 

  • Ciid Mubaarak by Abdiqaadir AJ
  • Alla Maanta Ayaanta - Maxamed Saleebaan Tubeec
  • Heesta Ciida - Jooqle iyo Fuad Omar
  • Ciid Wanaagsan - Wadani Stars
  • Waa Ciida Ciida - Wadani Stars (NEW 2010)
  • Waa Ciidee Ciida Maanta - Maryan Mursal Ciise
  • Ciida Ciida Ciid Wanaagsan Ciida - Kooxda Xarbi (Djibouti)
  • Alla Maanta Ayaanta - Maxamed Saleebaan Tubeec (REMIX by DJ Caqil)

Download Download Ciid Songs Now!

 

Kooxda Xarbi Djibout

48 thoughts on “Ciid Wanaagsan!

    1. Ciid wanaagsan dhamaantiin

      Waa xusuus waayo waayo iyo berisamaadkii.

      Waxaan codsanayaa haddii Hiiraan ama cidii kale oo ii heli karta hees la dhaho ” Ururka Caafimaadka” ee lagu furi jiray barnaamijka caafimaadka-radio Muqdisho, Soomaaliya.

      Mahadsanidiin,

      Dr. Ali

      1. asc dhamaan dadweynaha soomaaliyeed ee ku nool caalamka oo dhan ciidwanaagsan
        ayaan idin leeyahay
        ilaahay ciidaan ciideeda hanugu gaarsiiyo
        bash bash iyo barwaaqo aamiin insha alaah

    1. walaal aad baan ugu faraxsanay inaan faxada ciida aan markale maqlo codadkii halaasiga ahaay ee maryan mursal iyo mohamed suleyman mahad balaaran ayaan markale u celinayaa bahda soomalia weyn aaciid wanaagsan ayaan markale idin leeyahay

  1. Eid Mubarak , Ciid Wanaagsan Dhamaanteen : Waxan idinku casuunay Heesahan ciida Oo xasuus dheer Ku galin Doona . Wakhtiyadii Farxada Ciida Ee Noloshadii Hore .. Kusoo Dhawaada Dhamaantiin Ciid wanaagsan Baan idin Leenahay

  2. Xalaf iyo Boramanews, Eid Mubarak. Aad baad u mahadsantihiin.

    We have also found the name of the 5th song we did not know before thanks to Hamza who emailed us, it is by “Kooxda Xarbi (Djibouti)”.

  3. marka hore bulshada soomaaliyed meelkasta oo ay joogaan waxan lee yahay ciid wanagsan mida xigta soomaalieey haloo duceeyo alkanagii in ilaahaynabad nooga dhigo heestan alla maanta walow aan hada wadaad ka noqday hadana runtii wxay isoo xasuusinaysaaa waayadii aan ku noolaa soomaaliya oo nabad ah

  4. EID MUBAARAK DHAMAAN UMADA SOMALIYEED IYO BAHDA IDACDA SOMALIWEYN IYO DHAMAN SHAQALAHA IDACADA WAXAAN IDIN LEENAHY INAGULA CIID CIID WANAAGSAN KULI CAAM WANATUM BIKHEYR>>

  5. asc /
    dhamaan walaalaha islaamkoodhan ciid wanaagsan ayaan idiin jaraynayaa meelkasta oo aad joogtaa allaana mahadaasi iska leh mida labaad waxaa mahad naq ucilinayaa shabakada dadwaynaha u adeegta http://www.harowo.com iyo shaqaalaheeda sida wanaagsan waxwalba aan ugala socono ee xaqiiqda ka sheega waxwalba aad ayaan marlabaad iduunku mahadnaqayaa waxaanan idin leeyahay cid wanaagsan cafimaad qab ku ciida wabilaahi towfiiq.

    1. waan calool xumaada markaan dhegeysto heesaha ciidaha iyo kuwa waddaniga ah saan ahaan jirnay iyo saan hadda nahay darteed allow wax wanaagsan noo soo yeeri oo murugta naga bi,ii aamiin aamiin aamiin ya rabbi.

  6. dhamaan walaalaha soomaaliyeed oo muslimka waxaan ilaah kabaryayaa in uu ciida ceedeeda nagu gaarsiiyo farxad iyo reynreyn ayadoo soomaliyana ay kafiicantahay sida ay hada tahay. heesta way ahaataya maanta waxay isoo xasuusisay waayo waayo wadankeena oo nabad ah anaguna aan damaashaad kula ciidi jirnay waaladiinteena uyo asxaabteena.

  7. ASALAAMU CALEEYKUM DHAMAAN SOMALI KU NOOLA CADUUNKA WAXAAN IDEN LEEYAHAYA CIID WCANAAGSAN SOMALIYEE WAXAAN IDIN LEEYAHAYA WADA NKEEN HOOYO HALOODUCEEYO INUU ILAAHA DHIBKAAN KA QAADO IMIIN IMIIN

  8. ciid mubaarka dhaman muslimiinta adunka gaar ahaan umada soomaaliyeed meel kasto oo ay joodan. kulucaam wantum biqeer.. inshallah….waa heeso xusus badan wadankiini ilaahay nabad ha nooga dhigo. Amiiiiiiiiiiiiiiiiin!!

  9. asc /
    dhamaan walaalaha islaamkoodhan ciid wanaagsan ayaan idiin jaraynayaa meelkasta oo aad joogtaa allaana mahadaasi iska leh mida labaad waxaa halkaan kasalamaa wabseedka iyo shaqalihiisa waxaana lee yahy ciid wanagsan dhamaan.

  10. asc dhamaan umada somaliyeed meel oo aay jogaa waxaan dhambaal salaana umarinaa uma somaliyeed intaa kadib walal waxaan idi leyahay ciid mubarak kuli caam wa antum bilkhayr cidan teda kale ilaheey hanagu gaarsiyo bash bash iyo barwaaqo ok

  11. ciid wanaagsan dhamaan umadda islaamka , gaar ahaan soomali oo dhan.
    waxaan dhamaan hambalyo u dirayaan dhamaan ilmahayga oo kala jooga denmark& ingland, oo aan leeyahay ku ciid ciid wanaaagsan., dhamaan intii iga ranaysana sidaas iyo si la mid ah
    by osman hashi

  12. dhamaan waa idiin salaamay waxaan idiinkugu hanbaliyeenaayaa maalinta ciida ciid wanaagsan dhamaan walaalaheega muslimiinta ah maanta maalinteeda allaha nawad nagu gaarsiiyo wadanmkeenana allaha noo nawadeeyo eropa waan ku dhibaatoonayee salamaad

  13. woow waa xussu aan aan la ilaawi karin qofkakasta oo somalia ciid ku soo qaatay iyo qaranimadeene luntay ilaah ha inoo soo celiyo mid lagu badhaadho amiin waad mahad santihiin dhamaantiin waxaan idin leyahay maalmo badan oo ciida ilaah ha ina gadhsiyo amiin

  14. hadba kii arinkeenaa ka kale aqbalaayaa ilahii ina siiyayay asagaa ku abaale
    wexeey isoo xasuusidaa sidii sharafta leheed ee somalia ku nolaan jirtay may Allah bring back better good old days amiiiin aad baad ugu mahadsan tihiin heestan long life Maxamed suleeban iyo curiyaha iyo laxan saraha heesta
    Kheyrto

  15. waxaa mahad iskaleh allaha waeyn ee xaqa lagu caabudo marka labaadna rasuulkeenii suubanaa marka sadexadna bahda somali weyn oo ay usugnaatay inay xusuusiso waayo waayo iyo waqti horay noosoomaray kaasoo ah heesaha ciida oo farxad nagu reebtay waxaana idin leeyahay kuli caam wa antum bikheyr

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *