Saado Cali oo Sabtiga ruxeysa South Afrika

Fanaanadda Qaranka Soomaaliyeed ee Saado Cali Warsame ayaa maalinka Sabtida habeenkeeda oo ay taariiqdu ku beegan tahay 09- Oktober 2010-ka Bandhig faneed aad u xiisa badan ku qaban doonto magaalada Cape-town ee dalka South Africa. Bandhig faneedkan oo ah mid si weyn umaqsuud gelin doono bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan koonfur africa, gaar ahaan kuwa […]