Facebook ma faa’iidaa, mise waa faduul?

Facebook waxaa isticmaala shan boqol oo milyan (500, 000, 000) oo ruux, oo ka mid ah dadka aduunka ku nool. Sanadkan waxaa la sheegay in uu facebook qiimihiisu uu yahay kontan bilyan oo dollar-ka Maraykanka ($50 billion USD). Heerkan wuxu ku gaadhay todobo sano oo kaliya. Waxaana sandkii hore laga sameeyay filim la yidhaahdo “The […]