Wareysi Nimco Dareen: Oodweynenews

London(Oodweynenews) – Waxaan jecelahay inaad kusoo dhawaataan waraysi gaar ah oo aanu khadka Telefoonka kula xidhiidhnay Fanaanadda Caanka ee Nimco Cabdi (NIMCO DAREEN) oo safar ku Maraysa wadanka Maraykanka waxaanay ka warantay ujeedada Safarka iyo Waxay kala kulantay wadankaas. Nimco Dareen ayaa waxay tahay Fanaaniinta aadka looga jecel yahay daafaha Caalamka hadal haynteeduna ay aad […]