Waayaha Cusub – New Album Coming Soon!

Kooxda Waayaha cusub oo uga waramay webka Calanka Album dhawaan ay soo saari doonaan.

Gudoomiyaha kooxda Waayaha Cusub Shiine Akhayaar oo si gaar ugu waramay Shabakada Calanka ayaa tilmaamay in heesahani cusub ay ku muujinayaan dhibka al-shabaab sida hadalka uu u dhigay isla markaana yahay baraarujin dhalanyarada looga digayo howlaha al-shabaab nabadana lagu dhiira gilinayo.

Read More

4 thoughts on “Waayaha Cusub – New Album Coming Soon!

  1. waan idin salaamay dhaamaan dhalinyarada soomaiyeed ee dadad yar ee soo koraysa waxaan ahay aniga gabar yar oo aada idiin tageerta waxaanaan idininleeyahay soo kora ilahay wax idin dhiba idinma tuso runtii aniga aad ayaad ii cajabiseeeen walaalayaaala bye jawaab wanaagsan ayaan idinka sugayaa.

  2. asc waa idin salaamay dhalin yarta waayaaha cusub salaan kadain waxa aan ahay aday dhigta jaamacad kutaal magadala muqdisho waxa aan ku noolahay nolol wanaagsan balsey waxa iiga fiican adiga oo idin arko waxa aan lee yahay ciwaanka socdaal055@ dhabti wax aan salaan qaas ah u dirayaa lixley digriyow falis shiine aabaha waayaha cusub iyo waliba aqyaarta kale ok by jawab wacan in sha allah ok by

  3. waa idin salaamay dhamaan wayaha cusub dhalanyaro aniga magaceyga waxaa ladhahaa malyuun waxaa ku noolahay magalada canada qaas ahaa vancuver melkastood jogtaanba baresho ewacan oo wanaag san

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *