Somali Music

BOOSAASO

Added Jun 5, 2011 in Ahmed Ceegaag
CEEGGAAG

Member: CEEGGAAG

We recently encoded our videos in a newer Flash format. You need to
get the latest Flash Player to see this video.

Related Songs

 

Description: Daruuraha bilaha gugaa dabashadey kasoo kacay ba'a hoosteed galabtii wadada ku dagay dharoor ka toogay gadob yiri habeenko bar tagay xaley Maya waa bariisa kuso furay gudumay dhaxanti iyo kulaanti gayi dhalab kufiirso dhanka barii barqadii cadceed lagaga soo ganay Galbeedka ahaa aragti duub ayaan nahay dalxiiskeeni goobta ku dagana baabuurka saaro ha dhaxan galin boon ha joogeen ha dhaxan gabiley ku dhixiyoo ha dhaxan bosaso geeyo baxaanbixi Galbeedka ahaa aragti duub ayaan nahay dalxiiskeeni goobta ku dagana gaari ugulka saaro ha dhaxan galin boon ha joogeen ha dhaxan galibley ku dhixiyoo ha dhaxan bosaso geeyo baxaanbixi Dharaar baalaheedi gudguda da'ay dhibtiyo hilaac godan hibaabili dhul beeraha galeydii sideeni garbaha isa saarto ku badantahay Dunyaduna barwaaqada ku baahdayo nimca kulantiyo bilaanagi xareeduna bidhaanto ka galac tiri beeshuna galada ka bogtayee Buniya baan baa baxno loo baanaan baxay dalxiiskeeni goobta ku dagana baabuurka godey ka saaroo baxan bixi baladweyn ha gaareen baxan bixi beydhabo u gogoloo baxan bixi xamarweyn ha booqortee gudoonsii

Tags: CEEGGAAG

Views: 3939 | Favorited: 0

Rate this Song

5 Ratings

Share to Facebook Share to Twitter Share to MySpace Stumble It Share to Reddit Share to Delicious



Somali Music is your one stop service to find and listen to Somali Music from single MP3 tracks from BMG Music CD to whole albums. You can download all songs and add them to your iTunes or equivalent. However, some songs are protected by copyright laws and you can not download these. But don't forget to check out our entertainment blog where you can find the latest news in the Somali Music scene!