Galbeedka ahaa aragti duub ayaan nahay
dalxiiskeeni goobta ku dagana
baabuurka saaro ha dhaxan
galin boon ha joogeen ha dhaxan
gabiley ku dhixiyoo ha dhaxan
bosaso geeyo baxaanbixi
Galbeedka ahaa aragti duub ayaan nahay
dalxiiskeeni goobta ku dagana
gaari ugulka saaro ha dhaxan
galin boon ha joogeen ha dhaxan
galibley ku dhixiyoo ha dhaxan
bosaso geeyo baxaanbixi
Dharaar baalaheedi gudguda da'ay
dhibtiyo hilaac godan hibaabili
dhul beeraha galeydii sideeni
garbaha isa saarto ku badantahay
Dunyaduna barwaaqada ku baahdayo
nimca kulantiyo bilaanagi
xareeduna bidhaanto ka galac tiri
beeshuna galada ka bogtayee
Buniya baan baa baxno loo baanaan baxay
dalxiiskeeni goobta ku dagana
baabuurka godey ka saaroo baxan bixi
baladweyn ha gaareen baxan bixi
beydhabo u gogoloo baxan bixi
xamarweyn ha booqortee gudoonsii