Barasho Iyo Kalgacal"
Ani Iyo Adi Isku Keenay
Samiiroy Adi ii Soo Dhawoow
(2x)
Qoftas Waye Cade Mahan"
Waa Iga Waashay" Waa Ku Waariiray
Her Name Is Samiiro Alah Yaa Wax Usheega
Shuukansi May Taaqana Shaacni Yeey Uwacda
Gaabar Iyo Garoob Ha Liigargaaro
Guura Raawa Gaabsi Ma Ahan
Naa Hooy Samiiro Ani Waa Ku Jeclaa
Ku Ma Xuumaynayo" Luul Iyo Layla
Saxiibta Wax Usheega" Jecelka Ba Saan Meya
Siidisa Ba Saan Meya Haa Waa BStar
Xidiga Xaafada" Waar La Uba Ubayo
Waay Kac Karuun" Walashay Waa Ku Xeesay
Yes Am Lonely" Can You be My Only
Baby Usiijali Meme Na Wewe
Tu Taa Kuwa Bamuja" Hooy Hooy Samiiro
Ani Waa Ku Jeclaa Indhahay Uruun.
(Hook Xidiga Rapka)
Barasho Iyo Kalgacal
Ani Iyo Adi Isku Keenay
Samiiro Adi ii Soo Dhawoow.
(2x)