Artists
Explore
Connect
View More Notifications
View More Messages
Notifications Settings
2010-08-02T00:00:00+00:00
Mahamed Tubeec
hees
Uur Hooyahagoow KALIGII
Like
Add
Share
Download
11130
1
79
recommended
Ikraan Caraale
Gaarsiiya
Asma Love
Xeerkii gobta ft Simba
Ismaaciil danan
Caruurteeyda aabahood caruurteeyda hooyadood
Statistics
Plays Today
0
Plays Yesterday
0
Plays Total
216
Description
Mohamed Saleebaan Tubeec oo loo yaqaan boqorka codka, waa fanaan codkiisa aad lloo qadariyo kuna soo jiray fanka mudo ka badan 40 sanadood, door weyna ka qaatay koritaanka fanka Sanadku markuu ahaa 1957 ayuu fanka ka bilaabay gagaalada jabuuti. Heestiisii ugu horeysay waxay ahayd heesta lagu magacaabo( hees buautifl ). Isla sandkii 1957 ayuu u soo wareegay radiyow hargeisa kana qaaday heeshii kala ahaa Raxwwye, Laac iyo Carwo. Saleebaan wuxuu ku soo biiray idaacadda radiyow Muqdishio 1966. Halkaas uu ku dhigay uu ka ruwaayado badan iyo heeso dhaxal gal ah oo ilaa iyo maanta la jecelyahay sida, Nayruuska, Ruuney, iyo heesta heesihiisa ugu caansan oo ah heesta hooyo. Waxayaalaha aad loogu xasuusto waxaa ka mid ah, waa sida uu Maxamed nafiisa sheegay, markii uu ku luqeynayey heestii Gufaaco kana qaadayey Tiyaatro Afrika (African Theatre) ee Muqdisho.
Waxaa Maxamed la siiyay gabar marki uu ku luqeynayey, &
#039
;Inkastoo Nin Geesi Yahay, Rago Geed Adeeg Yahay, Hadaan Garabka Laga Qaban Guri Odimaayee.&
#039
;Maxamed waxaa uu soo galay dalka Switzerlan. Laakin iminka waxaa la sheegay in uu degen yahay dalka Denmark.
Sponsored
Report copyright infringement
Share
Embed
Share on Social Networks
Share URL
Embed Code
Autoplay
Close
Playlist
Save
Close
Delete
Are you sure you want to delete this track?
Are you sure you want to delete this playlist?
Delete
Cancel
Login
Register
Remember me
Forgot your password?
Login
Register
0